VocalEssence waxay martigelisaa munaasabado yaryar oo kala duwan xilli kasta si ay ula macaamilaan ugana wargaliyaan dhagaystayaasha cusub shaqooyinka cajiibka ah ee aan qabanno. Munaasabadeenna ugu weyn waa midkeennii labadii sanoba mar la aruuriyo, oo mar kale dhaca Guga 2022. Guji xiriirka hoose si aad u hesho macluumaad dheeraad ah.